Ciidamada Itoobiya oo weerar culus ku qaaday Tigray: Jabhado
Ciidamada qaranka ee Itoobiya ayaa weerar dhulka ah ku qaaday ciidammo ka soo jeeda gobolka woqooyiga Tigray Isniintii, sida uu sheegay maamulka gobolka uu dagaalku ka socdo ee TPLF. Afhayeenka…