Farmaajo oo ku baaqay in aan waxba laga badalin heshiiskii 17 September
Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka qeyb galey munaasabadda xuska 78-aad, ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo aasey ciidanka booliiska Soomaaliya. Ciidanka booliiska Soomaaliya, ayaa waxaa la…