Friday, January 28, 2022

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Galmudug Oo Soo Bandhigay Maandooriye Iyo Hub Ay Soo Qabteen

Galmudug Oo Soo Bandhigay Maandooriye Iyo Hub Ay Soo Qabteen

Saraakiisha Ciidamada nabad sugida Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta soo bandhigay hub iyo qamri, kaas oo ay ciidamadu ku soo qabteen howlgallo ay Ka fuliyeen xalay degmada Gaalkacyo.

Howlgalada ay ciidamadu sameeyeen ayaa qeeb ka ah qorshaha ay Ciidamadu ku la dagaalamayaan ka ganacsiga maandooriyaha iyo hubka sharci darada ah.

RELATED ARTICLES

Xiisadda Ukraine: Ruushku waxay rajeynayaan nabad sida wadahadalka adduunka ee dagaalka

Magacyada hore oo kaliya ayaa loo adeegsaday xaaladaha qaarkood si loo ilaaliyo aqoonsiga. Ma jiro qof Ruushka jooga oo raba dagaal, ayay tidhi Ekaterina,...

Jarmalku waxa uu saynisyahan Ruush ah ku tijaabiyay basaasiinta tignoolajiyada hawada sare

Saynisyahan Ruush ah oo ka shaqaynayay jaamacad Jarmal ah oo sannadkii hore loo xidhay basaasnimada Ruushka ayaa la wadaagay macluumaadka ku saabsan barnaamijka gantaalaha...

Musk gantaal hawada sare ah oo ku socda koorsada isku dhaca dayaxa

Qayb ka mid ah gantaalada SpaceX ee qarxiyay todobo sano ka hor oo hawada sare lagaga tagay ka dib markii uu dhamaystay hawshiisa ayaa...