Xildhibaanada;- Gobolada Waqooyi Ee Maanta Lagu Doortay Muqdisho+
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ee G/Waqooyi (Somaliland) ku waa oo sida la sheegay aan lagu tartamin ama aan galin…
Wardeeq News Media Corporation
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ee G/Waqooyi (Somaliland) ku waa oo sida la sheegay aan lagu tartamin ama aan galin…
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan waxaa ay ka sameeyeen deegaanada kala ah Xawaadleey,Shanloow Jameeco,Yaaqle,Dhagaxoow oo dhamantood ka wada tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe. Intii Hawlgalku socday ayaa waxaa lagu dilay…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Generaal Muqtaar ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya aan lagala tashanin Ciidamadda Haramcad iyo Gor-gor ee la geeyay Magaaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wasiirka…
Magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug waxaa maanta ka dhacaya doorashadda 4-kursi oo kamid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kuraasta maanta lagu dooranayo Magaaladda Dhuusa-mareeb ayaa noqonaya kuwa…
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaaladda boosaaso ee Gobolka Bari. Qaraxa oo ahaa nooca dhulka la galiyo, ayaa ka dhacay meherad qayilaad oo ay fariistaan saraakiil…
Todobaadkii la soo dhaafay, baraf dabeylo wata ayaa ka da’ay Suuriya iyo dalalka deriska la ah, taasoo keentay in malaayiin Suuriyaan ah oo barokacay ay qarka u saaran yihiin inay…
Magacyada hore ayaa loo adeegsaday xaaladaha qaarkood si loo ilaaliyo aqoonsiga. Pisky, Popasna iyo Bakhmut, Ukraine – Krim waxa uu sigaar cabbitaan dheer ku qaadaa marka uu saxaro ku soo…
Madaxda Xisbiga KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka Socda Midowga Yurub War-saxaafadeed: Date: 26/01/2022 Madaxda Xisbul-xaakimka haya talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xafiiska xisbiga ku qaabilay wefti ballaadhan…
Waxaa saakay xiran inta badan goobihii ganacsiga Suuqa ugu weyn Soomaliya ee Bakaaraha. Sababta ka dambeysa arintaan ayaa lagu sheegay amar kasoo baxay dagaalyahanadda Daacish ee Soomaaliya ka dagaalama, oo…
Ciidamadda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa ka cabanaya in aysan helin wax mushaaraad ah 10-kii bilood aynu soo dhaafnay. Kulan dhexmaray guddiga difaaca ee baarlamaanka…
Alle ha u naxariistee Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Xasan Dalmar, oo ka mid ahaa Hoggaanka Millateriga Somaliland ayaa saaka lagu dilay deegaanka Goroyo Cawl oo u dhow Boorama. Askari ka tirsan…
Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa saaka wada hadal u furmay danjireyaasha dalalka Somaliland ka taageera dimuqraaddiyadda iyo horumarka. Safiirrada ka socda Midawga Yurub, Ingiriiska, Sweden,…
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka Qabashada Doorashada 4 kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya. Kuraastan jadwalkeeda la shaaciyo ayaa…
Adeegga booliiska magaalada London ayaa furay baaritaan ku saabsan suurtagalnimada jebinta xirida COVID-19 ee guriga Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson’s Downing Street ka dib markii ay heleen cadeymo baaritaan dowladda…
Garsooraha gobolka New York ayaa meesha ka saaray amar u baahnaa xirashada waji-xidhka meelaha dadku isugu yimaado si looga taxadiro COVID-19, isaga oo xukumaya in gavanaha uu ka talaabsado awoodeeda…