Xukun- Lago Riday Askari Dilay Mooto Bajaale
Xasan Maxamuud Dhiblaawe ayaa loo haystaa Dilka Marxuum Maxamed Cawil Jaamac uu u dilay August 2019, Dilkaasi oo ka d hacay Hodan gaar ahaan Tarabuunka. Kadib dilkii uu gaystay Xasan…
Wardeeq News Media Corporation
Xasan Maxamuud Dhiblaawe ayaa loo haystaa Dilka Marxuum Maxamed Cawil Jaamac uu u dilay August 2019, Dilkaasi oo ka d hacay Hodan gaar ahaan Tarabuunka. Kadib dilkii uu gaystay Xasan…
DFS oo ayaa ka hadashay gabar Soomali aheyd oo lagu dilay dalka Malaysia. Dilkaan waxaa geystay sida la sheegay nin u dhashay dalka Ciraaq oo Gabadha isku meel ay kawada…
Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee GHDHF u magacaabay mudane C/raxiim C/casiis Aadam, halka uu xooghayihii hore mudane C/shakuur Daauud Maxamed…
Puntland ayaa xukuno isugu jira xabsi iyo dil toogasho ku riday afar dhalinyaro ah kuwaasoo lagu eedeeyay dilka AUN wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Iskaashatada Barqomaal, oo ah iskaashato ka jirta magaalada Dhagaxleey ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ah iskaashato ku howllan habka casriga ah ee dhaqashada xoolaha iyadoo ay sheegeen masuuliyiinta Iskaashatada in…
Allah ha u naxariisto waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday mulaxan iyo abwaan Cabdikariim Faarax Qaarey (Cabdkariim Jiir) oo maalmahan ku xanuusanaa magaalada. Cabdikariim Jiir wuxuu ka mid ah mulaxamiistayaasha…
Koox aan weli haybtooda la aqoonsan ayaa Burburiyay Gaadhiga Siyaasiga weyn ee Dr- Maxamed Cabdi Gabboose, Ka dib markii uu xalay ka soo baxay Shir weyn uu Hotel Adam’s ee…
Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa Xarunta Xisbiga kulan kula qaatay xoghayeyaasha Xisbiga. Shirkan ayaa lagu darsayay qorsheyaal lagu dardar gelinayo hawlaha Xisbiga, islamarkaana lagu kala qaatay warbixino muhiim ah oo ku…
Shixnaddii labaad ee raashin gargaar ah ayay maanta dowladda Imaaraadku soo gaarsiisay Soomaaliya, tan oo qeyb ka ah gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay. Guddiga Qaran ee Gurmadka…
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii daayay Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga C/rashiid C/llaahi Maxamed oo saacado u xirnaa. Ciidamadda amaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa C/rashiid C/laahi kala baxay Hoteel…
Tahriibayaal Soomaali ahaa oo dhalinyaro u badan ayaa ku geeriyooday Xadka u dhaxeeya dalalka Turkiga iyo Greece. Sida ay xaqiijiyeen Booliska dalka Turky-ga, dhalinyaradaan oo gaaraya lix ayaa geeriyooday xili…
Dakhliga Wakaalada Biyaha Hargaysa Dakhliga biilsha guryaha Sannadkii ($3,857,142) Dakhliga biilsha guryaha Bishii waa ($321,428) Dakhliga Kaalmaha (Koisks) Sannadkii ($535,714) Dakhliga Kaalmaha (Koisks) Bishii waa ($44,714) Dakhliga biyo gelinta cusub…
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya wiil dhalinyaro ahaa oo xalay lagu dilay Magaaladda Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya. Dilkan ayaa ka dhacay Xaafadda Daarusalaam…
Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi oo doorashadooda ka dhici doonta magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose. “Guddiga Maamulka Doorashooyinka…
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Mogadishu.