Farmaajo oo sharci darro ku tilmaamay Xildhibaannada lagu doortay Ceelwaaq
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq ay yihiin kuwa sharci darro ah…