Koox Hubeysan Oo Wiil Iyo Adeerkiis Ku Dishay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Muqdisho
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa fiidnimadii xalay xaafad ka trsan degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dilay laba nin oo la sheegay inay kamid ahaayeen dadka deegaanka degmadaas, waxaana falka…