Shirka Golaha wadatashiga Qaran”Goluhu wuxuu isku raacay in mudnaan gaar ah la siiyo wada-halada Dowladda Federaalka iyo Somaliland”
Waxaa Maanta Xarunta Madaxtooyada lagu soo geba-gabeeyay Shir ay yeesheen Golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban Madaxwrynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxwrynayaasha 5-ta dowlad Goboleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka oo shalay…