Raysal Wasaaraiyaasha dalalka Itoobiy Abiy Axmed
https://youtu.be/UfBkhK_n4yg
Wardeeq News Media Corporation
https://youtu.be/UfBkhK_n4yg
https://youtu.be/L5SN64xFoyg
Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa maanta xiray wasiirkii hore ee Warfaafinta maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed Aadan Cukuse. Cukuse ayaa waxaa uu qeyb ka ahaa siyaasiinta Xisbiga Wadani ee dhigaya Banaanbaxa looga soo…
Xarunta teendhada Afisyoni ee magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka bilaabatay munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, xilka hoolka ay ka dhaceyso munaasabadda ay ku sugan yihiin Wafuuda ka…
Magaalada Muqdisho gaar ahaan garoonka diyaadaraha waxaa kasoo degay wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha Kenya Uhuuro Kenyatta, si uu ugu qeyb galo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Ra’iisul…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mustafa Madbuuli. Wafdigan ka socda dalka Masar ayaa ka qeyb galaya caleemosaarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo xalay laga maqlay qaar ka mid ah degmooyin Gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ayaa wardeeq News u sheegay in madaafiicda la…
Banaanbax looga soo horjeedo madaxweynaha Soomaaliland, islamarkaana lagu dalbanayo doorasho ayaa waxaa ay maanta ka bilowdeen magaalada Hargeysa ee Soomaaliland. Boqolaal dadweyne ayaa dibad bax ka dhigaya bartamaha magaalada Hargeysa,…
https://youtu.be/-XoLZdPOPfI
Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa Maanta qabatay Shir aad u ballaaran oo looga hadlaayey Xaaladda Abaarta ee ka jirta Deegaanada KGS, Shirka waxaa ka soo qeyb galay…
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Xubnin katirsanaa Ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Mustaf isxaaq Ali (Boorow ), kaas oo isku soo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta waxaa uu xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bakool & kuxigeenkiisa Amniga, isaga oo sidoo kale Maamul Cusub u Magacaabay…
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble,. Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Wafuud ka socota dalalka Afrika iyo dalalka kale ee dunida oo doonaya in ay ka qeybgalaan caleema saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaaladda Mudisho ee caasimadda…