Netanyahu- oo kala diray golihii wasiirada ee dagaalka
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa kala diray Golihii Wasiirada ee dagaalka ee saameynta badnaa, kaasi oo u xil saarnaa inuu hago dagaalka Gaza, sida ay sheegeen saraakiisha Israel. Talaabadan…
Israel- oo ka digtay in Bariga Dhexe uu isla qarxo
Israel ayaa ka digtay in xiisadda sii kordheysa ee kala dhaxeysa Ururka Xisbullah ee ka arrimiya koonfurta dalka Lubnaan ay Bariga Dhexe u horseedi karto cawaaqib aan la mahdin doonin.…
Madaxweynaha- Jubbaland, Ha laga qayb qaato dagaalka Shabaab, waa dhibaato idin saameynaysa”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa bulshada reer Jubbaland ugu baaqay in ay ka qayb qaataan hawlgalka dib-u-xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa shacabka ugu yeeray inay diin…
Madaxweyne- Xasan Sheekh oo Salaadda Ciidda ku tukaday Masjidka Qaranka Bestepe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga Turkiga ayaa shaley Salaadda Ciidda Carafo ku oogay Masaajidka Qaranka Bestepe (Bestepe Millet Camii) ee Magaalada Ankara. Madaxweynaha Somaliya iyo…
Cabdiraxmaan, Saylici oo Dhabarka u jeediyay Muuse Biixi xilli xasaasi ah – Maxaa dhacay?
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa shaaciyay inuu dhex-dhexaad ka yahay doorashada Somaliland, taasi oo ka dhigan in Saylici uu dhabarka u jeediyay Muuse Biixi, xilli doorasho la galayo bisha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin u diray dadka baraha bulshada ku faafiya been abuurka iyo aflagaadada dadka kale.
https://youtu.be/L5AEMho52sw?si=IN3fhR0RbuNm9qP0
Muqdisho iyo dalka oo dhan oo si weyn looga ciiday iyo madaxda sare oo…
Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya maalinta koowaad ee Ciidul-Adxa, ayada oo inta badan salaadda ciida lagu dukaday goobaha fagaaraayaasha. Magaalada Muqdisho ayaa…
diyaarad, casri ah oo markii ugu horreysay ay heleen ciidanka GORGOR
Dhawaan ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Gorgor ayaa shaaciyay inay heleen markii ugu horreysay diyaarad nooca drone-ka ah ee aan duuliyaha lahayn oo lagu magacaabo “TOGAN”. War qoraal ah oo lagu…
8 ka mid ah ciidanka Isra’il oo lagu dilay Gaza
Sideed ka mid ah ciidamada Israil ayaa Sabtidi shalay lagu dilay koofurta Marinka Gaza, sidaasi waxaa xaqiijiyay millatariga Isra’il, xilli ay ciidanka Isra’il wali ku sii siqayaan gudaha iyo hareeraha…
Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal Hambalyo ah u diray. Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka
Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu. Ciid Wanaagsan Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo oo ah mid ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban.…
Malaayiin Muslimiin ah ayaa maanta gudanaya waajibaadka Xajka
In ka badan 2 milyan oo Muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha caalamka ayaa maanta oo Sabti ah taagan buurta Carafa, halkaas oo ay ku gudanayaan waajibaadka xajka. Haddaba,…
Sweden ayaa sheegtay in diyaarada militariga Ruushka ay kusoo xadgudubtay hawada
Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Sweden ayaa dhexda u galay diyaarad militari oo laga leeyahay dalka Ruushka kadib markii ay muddo kooban kusoo xad gudubtay hawada dalka Sweden Jimcihii…
Taliyaha cusub ee ciidanka gaarka ah “Special “Forces” Gen.Axmed Cabdullaahi oo Maraykanka waxbarasho ugu soo dhamaatey
Gen. Axmed Cabdullaahi Sheekh Axmed oo maalintii khamiista loo magacaabey Taliyaha ciidanka gaarka ah iyo la-dagaalanka argagixisada ayaa isla maalintii shalay ee la magacaabey ka soo qalin jibiyey Jaamacadda National…
Madaxweynaha Soomaaliya oo Switzerland kaga qayb galay Shirka Nabadda iyo Ganacsiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga. Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay khubaro ka…