Dad, lagu dilay weerar lagu qaaday Masjid ku yaalla Cumaan
Ugu yaraan afar Pakistani ah ayaa lagu dilay, 30 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday meel u dhow Masaajid Shiicada leeyihiin oo ku yaalla caasimadda dalka Cumaan ee Muscat,…
Wardeeq News Media Corporation
Ugu yaraan afar Pakistani ah ayaa lagu dilay, 30 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday meel u dhow Masaajid Shiicada leeyihiin oo ku yaalla caasimadda dalka Cumaan ee Muscat,…
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lasoo gaarsiiyay qaar kamid ah askartii shalay kusoo dhaawacantay dagaal culus oo ay Al-Shabaab kula galeen deegaanka Waniille oo ka tirsan Gobalka Galgaduud.…
War-saxaafadeed goordhaw kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, ayaa looga hadlay hubkii shalay maleeshiyaad iyo dadka deegaanka ku furteen kuna boobeen deegaan dhaca duleedka degmada Caabdudwaaq ee gobolka Galgaduud. Sidoo…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo lagu helay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, kuwaa oo horey maxkamadda ugu heshay in…
Gaadiid hub tiro badan waday kana yimid dhinaca dalka Itoobiya ayaa shalay lagu weeraray deegaan duleedka ka ah degmada Caabudwaaq, waxaana hubkaasi markii dambe gacanta ku dhigay oo boobay maleeshiyaad…
Waxaa kordhay tirada dadka ku dhintay weerar baabuur ismiidaamin ah loo adeegsaday oo habeenkii Axadda lagu weeraray maqaayadda Top Coffee oo ku taalla aagga sida weyn loo ilaaliyo ee Daljirka…
Dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa ka warbixiyay tirooyin iska soo horjeeda oo ku dhintay dagaal dhawaan ka dhacay gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka Dhabaqle ee gobolka Galgaduud ee…
Magaalooyinka waaweyn ee dalka Netherland waxa jira dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo ku shaqaysata takaasida Uber-ka. Dhallinyaradan ayaa waxay sameysteen Ururka Iskaashatooyinka Takaasida Soomaalida. Wariyaha wardeeq news ee Qaarada Yurub…
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Mareykanka, oo wardeeq news la hadlay ayaa aragtidooda ka dhiibtay, isku daygii dil ee habeen hore lala beegsaday madaxweynihii hore ee Maraykanka…
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed G/sare Mahad C/raxmaan Aadan oo loo yaqaano Taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in ay qorsheynayaan in Xasan Xuseen Raage oo ka mid ahaa ilaalada Xabsiga…
Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya, ayaa cambaareeyay “Weerarkii foosha xumaa” ee caawa lagu qaaday dhalinyaro ku daawaneysay ciyaaraha Coffee-ga Top Coffee ee Magaalada Muqdisho.
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa xalay lagu weeraray maqaayad ku taalla degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.…
Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada dowliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay bannaanka hore ee wasaaradda waxbarashada ee magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanayey joojinta qandaraasyadii ay la galeen…
Xogo hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in muddo shan maalin ah aysan wax shaqo ah ka socon xarunta degmada Waabari ee gobolka Banaadir, waxaana xaruntaasi ka maqan oo laga…
Qaraxa xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaa loo adeegsaday Gaari ay Khawaarijtu ku soo rareen waxyaabaha qarxa, kaas oo…