Ciidanka- Xoogga Dalka oo Miinooyin ka saaraya Gobolka Galgaduud.
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed aya ku guuleystay in ay miinooyin ka saaraan wadada muhiimka ah ee isku xirta Mesagaway iyo Barak-Sheekh Caamir. Hawlgalkan kaliya ma xaqiijinin socdaalka badbaadada leh ee…