Madaxweyne, Xasan oo soo geba-gebeeyey safarkii Eritrea
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho kaidb booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay Eritrea. Madaxweyne Xasan ayaa intii uu joogay Eritrea waxa uu…