Dawlada, Jabuuti oo ka hadashay Eedeeyn uga timid Madaxweynaha Soomaaliland
Dowlada Jabuuti ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku sheegay in Jabuuti ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Somaliland. Wasiirka Maaliyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale,…