ASKARIGA- isku dhigay gaarigii ku qarxay duleedka Muqdisho
wuxuu ahaa qof fulinayey weerar ismiidaamin ah. Waxaa lagu waramayaa in weerarkan uu dhacay meel ka mid ah duleedka Muqdisho, gaar ahaan jidka Afgooye, oo uu askarigaas isku qarxiyey gaari…
Wardeeq News Media Corporation
wuxuu ahaa qof fulinayey weerar ismiidaamin ah. Waxaa lagu waramayaa in weerarkan uu dhacay meel ka mid ah duleedka Muqdisho, gaar ahaan jidka Afgooye, oo uu askarigaas isku qarxiyey gaari…
Ciidamada NISA (Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya) ayaa ka hortagay qarax labaad oo qorshaysan, kadib markii ay fashiliyeen qorshihii hore ee qarax. Ciidamadu waxay ku guuleysteen in ay qabtaan qalab…
Haa, dowladda federaalka Soomaaliya waxay qaadaa canshuuro kala duwan oo ku saleysan noocyada kala duwan ee dakhliga iyo macaashka. Canshuurahaasi waxaa ka mid ah: Canshuurta Dakhliga Shaqaalaha (PAYE) – Canshuurta…
War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in James Swan oo ah ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya uu beeniyay digniino been abuur ah oo laga…
Waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomtay munaasabad heer sare ah oo lagu dallacsiinayo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo sameeyay naf hurnimo. Saraakiishan ayaa qeyb ka ah dhiiri-gelinta saraakiisha…
Aadan Faarax Ibraahim oo ah madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee haya talada dalka Itoobiya ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo sheegay in…
Waxaa maalintii labaad xiran inta badan xarumaha ganacsiga Boosaaso, iyada oo ganacsatada ay ka cabanayaan lacago xad dhaaf ah oo lagu soo rogay. Ganacsatada ayaa ka cabanaya canshuur kordhin ay…
Maamulka SSC-Khaatuma ee fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood ayaa jawaab culus oo deg-deg ah kasoo saaray hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadda booqasho ku maraya qaybo kamid…
Maalintii labaad waxaa xiran goobaha ganacsiga suuqa wayn ee Bakaaraha, sababo la xiriira go’aankii kasoo baxay dowladda ee ku aadan qaadista canshuurta iibka oo shalay ka dhaqan gashay magaalada Muqdisho.…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Axaddii gaaray furimaha dagaalka ee xiga dhanka deegaanada SSC Khaatumo, halkaas ciidamada Somaliland ay difaac adag uga jiraan. Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo Wariyeyaasha u qabtay shir jaraa’id ayaa ka warbixiyay shir gaar ah oo ka dhacay dekedda Muqdisho, kaas oo ay isugu yimaadeen madaxda wasaaradda…
Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 5 carruur ah oo mataano ahaa. Duqeymihi…
Waxaa xalay degmada Boondheere ka dhaqan-galay amar kasoo baxay madaxda sare ee dalka, kaas oo ku aadan in la dadargeliyo howlaha sugidda amniga Muqdisho, waxaana ka dhacay howlgal culus oo…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Axad ah gaaro Israa’iil. Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaalka diblumaasiyadeed ee Washington ay ku dooneyso in…
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa raalligelin buuxda ka bixiyay gef uu dhowaan u gaystay Wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, kaas oo sababay in…