Famine looming in parts of Yemen
the number of acutely malnourished children has increased by 34 % compared with last year a United Nations report says Acute malnutrition is increase escalating in Yemen, with famine looming…
Wardeeq News Media Corporation
the number of acutely malnourished children has increased by 34 % compared with last year a United Nations report says Acute malnutrition is increase escalating in Yemen, with famine looming…
Waxaa gebi ahaan albaabada la’isugu soo laabay ganacsiyadii suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, sababo la xiriira canshuurta cusub ee ay soo kordhisay dowladda Soomaaliya ee maanta dhaqan-geleysa. Ganacsatada ayaa weli…
Xasan “Sheekh Maxamuud ayaa xalay qeyb ka mid ah khudbad dheer oo uu jeediyey kaga hadlay dagaalka dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta ah, isagoo cadeeyey in dagaalkii uusan joogsan, balse…
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta howlgal culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba, kaas oo ay iska kaashadeen ciidamada…
Millatariga Sudan iyo dad goob-joogayaal ah ayaa Sabtidi sheegay, in malleeshiyo ka tirsan xoogagga dagaalka kula jira ciidamada Sudan ay cagta mariyeen tuulo ku taalla bartamaha Sudan, halkaas oo ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa jeediyey khudbad uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo xaaladda dalka ku saabsan iyo farriin u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa weerar culus ku qaaday dowladda Masar, isaga oo ka horyimid ciidamada ay usoo direyso Soomaaliya. Muuse Biixi…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo laga helayo faah-faahino dheeraad…
Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay 10 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo horay loogu riday xukuno dil ah. Ragga la toogtay ayaa…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ka sameeyay qaybo kamid ah gobolka Bakool ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Howlgalladan oo laga…
Magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalkan Maraykanka waxaa ka furmay shirweyne sannadle ah oo ay leeyihiin hay’ad u doodda xuquuqda shaqaalaha ee Maraykanka, waxaana kulankaas looga hadlayaa xuquuqda…
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya Danjire Nebiyu Tedla ayaa sheegay in Itoobiya ay sii wadi doonto xoojinta dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo in ay hesho marin badeed la isku…
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee aaminay dalkooda, kuna shaqeynaya duruufaha adag, gaar ahaan xoogsatada Bajaajka, waxay mudan yihiin garab istaag iyo in laga fududeeyo culaysyada iyo canshuuraha ay ka cabanayaan. Dhibaatada iyo…
DfS ayaa wada dadaallo ay meesha uga saareyso leexsashada gargaarka bani’aadannimo, taasi oo ay ka qeyliyeen deeq bixiyeyaasha caalamiga ah. Madaxa qaybta horumarinta barnaamijyada hay’adda SODMA Dr. Ismaaciil Jimcaale ayaa…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa soo jiitay indhaha caalamka sida weyn ee uu uga dhexmuuqday wada xaajoodyada u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Ethiopia, si xal kama dambays ah…