Diblomaasiyiinta: Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca tababarrada diblomaasiyadda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, ayaa la kulmay Prof. Dr. Mesut Özcan, Agaasimaha Akadeemiyada Diplomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Turkiga Kulanka…