4dceaefe4a3f4a4eb479a8009b3097a2 18 - Wardeeq news

Lix iyo toban qof oo ay ku jiraan ajaanib ayaa ku dhaawacantay dalka Sucuudiga kadib markii diyaarad aan duuliye lahayn oo ay soo rideen fallaagada Xuutiyiinta Yemen oo bartilmaameedkeedu ahaa garoon ku yaal boqortooyada Sucuudiga la burburiyey. War ka soo baxay Isbaheysiga, oo ay soo xigatay Wakaaladda Wararka ee Dowladda Sacuudiga ee SPA Isniintii, ayaa lagu sheegay in Diyaarada aan duuliyaha lahayn loo diray dhanka Garoonka Diyaaradaha ee Boqor Cabdalla ee Gobolka Jizan ee Koonfur Galbeed.

Verified by MonsterInsights