FB IMG 1645532810194 608x470 1 - Wardeeq news

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay koox hubeysan oo maanta Weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday Saldhigyada Boliiska qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdifatax Aadan Xasan ayaa sheegay in Al-shabaab ay weerareen Saldhigyada Booliska kalah Wadajir, Hodan, Howl wadaag iyo Boondheere isla markaana gacanta lagu dhigay raggii weerarka soo qaaday.

Afhayeenka ayaa sheegay in Boliisku qabtay 7 Ruux oo ku eedeysan inay soo weerareen Saldhigyada Booliska.

Verified by MonsterInsights