1645713300907 - Wardeeq news

Raysal Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa maanta socdaal ku tagey dalka Ruushka, isagoo halkaasi kula kulmay Madaxweyne Vladamir Putin.

Iyadoo maanta uu Ruushku weeraray dalka Ukraine.

Pakistan waa dalka kaliya ee Islaam ah ee haysta Hubka Nuclearka.

Saaka ayuun bay aheyd Markii Dalka Ruushku weerar Cirka iyo Dhulka ah ku qaaday Waddanka Ukraine kaas oo khasaare gaystay Weerarkaasi.

Verified by MonsterInsights