1645784731019 - Wardeeq news

Ruushka 450 Askari ayaa kaga Dhintay Dagaalka Ukraine.
__________
Xoghayaha Gaashandhigga UK ayaa sheegay dagaalka Ukraine iney Ruushka kaga dhinteen 450 askari.

Bell Wallance oo u warramayey idaacadda Radio 4 wuxuu sheegay ciidamada Ruushka in dagalkaasi looga dilay ay ku ogaadeen xog sirdoon oo ay heleen.

“Ruushka wuu fashilmay maxaa yeelay Putin wuxuu isu haystay xoreeye balse rabitaankiisa uma rumoobin.”

Wuxuuna intaasi ku daray in ciidamada Ruushka ay ku hungoobeen qabsashada gegada diyaaradaha ee ku yaalla Waqooyiga Kyiv.
BBC

Verified by MonsterInsights