Madaxweynihii hore ee Ukraine Petro Poroshenko ayaa ku soo biiray safka dagaalka isagoo soo qaatay qori AK47 ah.
Wuxuna sheegay in dagaal kala hor tegi doona Ruushka. Ciiddamada Ruushka ayaa gantaalo ku garaacaya Ukraine iyagoo sidoo kale wata taangiyo iyo kaareyaasha aan xabbadu karin.