Maxamed ibraahim Mucallimo oo ah Afhayeenka Xukuumada Fadaraalka Soomaaliyaa ayaa maanta ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay hop 068 ee laga leeyahay Magaalada Baladwayne ee Gobolka Hiiraan.
Mucallimo oo hore uga soo shaqeeyey Ciyaaraaha,Waxbarashada iyo Warbaahinta ayaa maanta mar kale doortay inuu ushaqeeyo qarankiisa.