1645954454328 - Wardeeq news

Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo uu hogaaminayey madaxwayne ku xigeenka jsl ahna Gudoomiyaha Guddida ayaa gaadhey Gobalka Daadmadheedh,

Waxaanay u kuur galeen xaalada guud ee Gobalkaasi gaar ahaana saameynta ay Abaartu ku yeelatey Gobalkaasi.

  1. Abaar ayaa laga soo sheegayaa Gobolada Bariga Sanaag oo la soo sheegayo inay dad u dhinteen Haraad.
Verified by MonsterInsights