1646036259696 - Wardeeq news

Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay heshiis kasta oo ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Taiwan.

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Ambassador Cawaale Cali Kulane ayaa sheegay in aysan jirin dunida cid aqoonsan Somaliland iyo Taiwan midna.

“Waanu cambaaraynaynaa qaabka ay Taiwan ula dhaqanto Somaliland, waxaanu mar walba ilaalin doonaa madax-banaanida qaranka Soomaaliya iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya” Kulane.

Verified by MonsterInsights