1646121770237 - Wardeeq news

Madaxweynaha Ukraine ayaa saxeexay wareegto si ku meel gaadha meesha loogaga saarayo shuruudihii waddankiisu ku xidhi jiray dadka soo dalbanaya dalku galka Ukraine.

Tan ayay Ukraine u samaysay si tegi taanka Ukraine loogu fudaydiyo dadka doonaya in ay ka qayb galaan dagaalka Ukraine iskaga difaacayso duullaanka uu ku soo qaaday Ruushku.

Waxaana sharcigan Visa fudayniti shaqaynaya inta uu soconayo dagaalkani. Dalal badan oo reer Yuruba ayaa muwaadiniintooda u fasaxay in ay tegi karaan Ukraine si ay uga difaacan dagaalka Ruushka.

Khaalid foodhaadhi

Verified by MonsterInsights