275230071 10227118929661044 1269384675452813961 n - Wardeeq news

tahriibayaal ahaa ay ku dhinteen badda Lesbos ee dalka Giriigga,islamarkaana meydadkooda la helay.

Meydadka dhalinyaradda la helay oo gaaraya 5-oo laba dumar yihiin ayaa la weysanaa muddo 5-maalin ah.

Booliska dalka Giriiga ayaa sheegay in meydadka dhalinyaradaan Tahriibayaasha ah laga soo saaray badda lesbos,kadib markii ay dooni la qalibmatay.

Dhalinyaradan ayaa la sheegay in ay ka tageen magaalada Izmir ee Dalka Turkiga 28.2.2022,waxaana magacyadooda lagu kala sheegay Maxamed Mustafe Xasan,Abdalle Mohamed Warsame,Ibrahin Axmed Bile,Asiya Ciise Aadan iyo Muna Awcabdi Ibrahim.

Verified by MonsterInsights