275137448 4946269742129059 1079711238997006259 n - Wardeeq news

sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey Labo Xiddigle Axmed Xasan Biriq.

Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Holwadaag ee Magaaladda Beledweyne.

Sida ay sheegeen Booliska magaaladda Beledweyne, ragii ka dambeeyay dilka Labo Xiddigle Axmed Xasan Biriq ayaa isla goobta lagu toogtay.

Dilalka qorshaysan ayaa mudooyinkii dambe ka dhacayay magaaladda Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Verified by MonsterInsights