113165346 gettyimages 631482896 - Wardeeq news

doorashadda shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamanaka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta maanta lagu dooranayo Magaaladda Gaalkacyo ayaa kala ah HOP013, HOP101, HOP001,HOP017,HOP060,

Kursiga ugu adag ayaa noqon doona kursi ay afartii sano aynu so dhaafnay ay ku fadhisay Xildhibaanada Ubax Tahliil,waxaana kursiga HOP060.

275249291 340127181377151 1399072444026029097 n 1 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights