1646642550395 - Wardeeq news

Jilaayadda caanka ah ee Angelina Jolie
ayaa ku baaqday in si siman loo qaabilo dadka qaxoontiga ah ee ka soo cararaya Ukraine, Soomaaliya, Itoobiya, Yeman, Suuriya iyo Mayanmaar.

Jolie ayaa hadalkan soo jeedisay ka dib markii ay soo bexeen warar sheegaya in qaxoontiga Ukraine loo soo dhoweeyey si ka sarraysa habkii loo qaabili jiray dadka ka soo qaxaya dalalka ay sheegtay ee Soomaaliya ku jirto.

Verified by MonsterInsights