20220307 120404 - Wardeeq news

Dhakhtar Hindi ah oo ku sugan Ukraine oo ay dagaalladu aafeeyeenIn ayaa in ka badan hal toddobaad, ayaa waxaa ay qol hoose oo gurigiisa ku yaalla ku xaniban yahiin isaga iyo shabeel uu xanaaneysto.

Girikumar Patil, ayaa sheegay in uusan ka soo tagin doonin shbeelkan oo uu labo bil kahor kasoo kaxeystay magaalada Kyiv.

Dhakhtarkan oo aan weli guursanin ayaa malintii hal mar dibadda usoo baxo si uu cunto ugu soo ibiyo shabeelka.

Patil,ayaa waxaa uu yimid dalka Ukriane,sanadii 2014-kii, oo uu ka bartay Ukraine maadadda caafimaadka , waxaa uuna hada ka shaqeynayay cisbitaalka Dowladda.

Verified by MonsterInsights