1646644858110 - Wardeeq news

Dawladda Ukraine ayaa soo rogtay amaro ah in aanay dalkaasi ka bixi karin ragga da’doodu ay u dhaxayso 16 sano ilaa 60 jir.

hadaba waxa gacanta lagu soo dhigay nin isu eegaysiiyay qof dumar ah, kaas oo ay ciidamaddu soo qabteen, isla markaana waa la figeeyay.

Xaaladahan noocan ah ayaa la soo rogay ka dib markii dalka Ruushku duulaan ku soo qaatay waddanka Ukraine oo kaas oo khasaare dhan walba ah uu ka soo gaadhay dalkaasi.

Verified by MonsterInsights