FB IMG 1649338728672 720x470 1 - Wardeeq news

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Furay Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka Dalka ayaa Xildhibaanada laga Doortay Deegaanada Koofur Galbeed kula Dardaarmay inay muujiyaan isku duubni ku aadan Midnimada iyo Wadajirka Koonfur Galbeed.

“Aniga oo 20 jir ah ayaan diidey oo aan ka hor imid isbaaro qori wadato, maanta aniga oo 50 jir ah oo la joogo 2022 oo aan ahay madaxweynaha KGS walaahi aanan aqbaleynin isbaaro” ayuu yiri lafta gareen.

Madaxweyne Laftagreen oo sii hadlayay ayaa yiri”Rooble is baaro ayuu noo dhigey, wuxuu rabaa mid gurigiisa ka shaqaynaya in aan xildhibaan ka dhigno isaga oo Boosaaso, Gaalkacayo & Dhuusamarreen looga soo diiddey”

Verified by MonsterInsights