5751571C B34F 4730 8ECF 0A38D0EBAF5A w408 r1 s - Wardeeq news

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka sare ayaa shaaciyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee doonaya iney ku tartamaan guddoonka iyo labadiisa ku xigeen ee Aqalka Sare, kuwaas oo tiro ahaan gaaraya 12 Musharax.

Musharaxiinta ayaa isugu jira kuwa u kala sharaxa xilalka guddoomiyaha Aqalka Sare, guddoomiye ku-xigeenka iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad.

Doorashada guddoonka Aqalka Sare ayaa la qorsheeyey inay dhacdo 26-ka April

Verified by MonsterInsights