affey660 - Wardeeq news

Safiirkii hore ee Kenya u fahiyay Soomaaliya Maxamed Cabdi Affey ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki oo shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi inuu ahaa nin Soomaaliya u hiilliyay xilli ay taageero u baahneyd.

Waxa uu sheeegay in shirkii Kenya uu muddo laba sanado iyo bar ah Kibaki wakhti ku bixiyay sidii Soomaaliya u heli laheyd dowlad shaqeysa.

Kibaki ayaa bishii June ee 2006 Danjire Affey u magacaabay safiirka Kenya ee Soomaaliya.

Verified by MonsterInsights