SRKQBLIPRBCNPKCAGXUCPPYNAM - Wardeeq news

Dadka reer Ukraine ee ku sugan gobolka Donbas ee bari ee ay go’doomiyeen ciidamada Ruushka ayaa ka warbixiyay weeraro aan loo meel dayin oo lagu qaaday kaabayaasha rayidka iyadoo duullaanku uu gaaray heerkii ugu darnaa.

Ruushka ayaa isku dayaya in uu si buuxda ula wareego gobolka Donbas oo ay ka kooban yihiin labada jamhuuriyadood ee fallaagada ah ee Donetsk iyo Luhansk, kuwaas oo madaxbannaanidooda ay aqoonsan tahay Moscow.

Verified by MonsterInsights