FB IMG 1654496653619 780x470 1 - Wardeeq news

Ururka 4aad Guutada16 Ee Kumaandooska Danab Ee XDS Ayaa Howlgal Qorsheeysan Oo Lagu Baacsanayo  Al Shabaab Ka sameeyay Deegaanka Tooratoorow & caliyoow baaroow Oo kawada tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ujeedka Hawlgalka ayaa ahaa burburin barkontarool eey ku lahaayeen Dagaalamayasha Al-Shabaab taa eey ku dhibaateen jireen shacabka Soomaaliyeed sida ay shegeeb Saraakisha hogaamineysay howlgalkaan.

Ciidamadda ayaa sidoo kale sheegay in ay halkaasi kusoo qabteen 6 katirsan Dagaalamayasha Al-Shabaab.

Verified by MonsterInsights