Deg Deg Raisul Wasaare Rooble oo war faraxd leh u diray shacabka Soomaaliyeed 780x470 1 - Wardeeq news

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Guddiga uu magacaabay RW Rooble waxaa ay ka kooban yihiin 16 xubnood.

15 kamid ah waxaa ay ka imaadeen Golaha Wasiirada Soomaaliya, waxaana ku jira Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), iyadoo ay shaqadooda  ku egtahay markii ay dhamaadaan munaasabadaha Maalmaha Xorriyada.

Hoos ka akhriso:-

FB IMG 1655182638885 - Wardeeq news
Verified by MonsterInsights