1024x538 cmsv2 e4505564 472d 5bef a083 da90a194529a 6497744 - Wardeeq news

Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha aduunka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda Soomaaliya ay wadaxaajood la gasho Alshabab.

Hay’addan oo ka faaloota xasaradaha dunida ayaa soo jeedisay in wadahadal lagu dayo dagaalameyaasha Al-Shabaab.

Warbixin ay hay’adda soo saartay ayay kaga deyrisay dhibaatada iyo khasaaraha ka dhashay dagaalka daba dheeraaday ee u dhaxeeya labada dhinac.

Al-shabab ayaa weeraro dad badan ay ku dhintaan ka fulisa gudaha Soomaaliya gaar ahaan caasimadda.

Verified by MonsterInsights