Sa 7 750x430 1 - Wardeeq news
Faah Faahin Shil gaari ayaa xalay ka dhacay dalcadda Alxamdulilaha ee ku taalla Gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid noociisu ahaa Candhomaydlaha iyo gaari kale yar oo loo yaqaano borobakis.

Shilkaan oo saqdii dhexe ee xalay dhacay ayaa waxaa ku dhaaawacmay 5 qof oo kala saarnaa labada gaari ee isku dhacay, kuwaasi oo iskaga horyimid dalcadda Alxamdulilaha, waxaana gaariga weyn oo sidday xoolo uu ku socday xawaare sare.

Verified by MonsterInsights