OM 750x430 1 - Wardeeq news

Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad qiimo weyn ugu fadhida ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadaha taariikhda dalkeena Soomaaliya qaaliga ku ah.

26-June 1960-kii Maanta oo kale ayaa markii ugu horeysay waxaa suurta galay in dhulka soomaaliyeed oo xor ah laga taago Calanka Jamauuriyadda Soomaaliya, ka dib markii gumeytihii Ingiriiska uu oggolaaday in uu xoriyada siiyo Gobolada Waqooyi ee dalka

Verified by MonsterInsights