FB IMG 1716641779625 - Wardeeq news

Culimada Soomaaliyeed ayaa si weyn ula dhacay go’aan uu ku dhowaaqay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin, kaas oo ah in qofka xaafidul Qur’aanka ah ee ka mid noqonaya Ciidank

Culimada Soomaaliyeed oo la dhacay go ...
WARDEEQNEWS.COM

a Boliiska Soomaaliyeed uu la mid yahay qof haysta Shahaado Dugsi Sare ah.

 

Qaar kamid ah culimada oo maanta kulan la yeeshay Taliye Sulub ayaa ku amaanay go’aankiisa iyo sida uu u xormeeyay Qur’aanka Kariimka, maadaama uu ballan qaaday in xushmad gooni ah la siinayo qofka xifdiyay ee ku biiriya Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Culimada ayaa tilmaamay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah, isla markaana wax ka beddeleyso ciidanka, maadaama la helayo dad leh aqoon, laguna xushay cilmi iyo diini.

Dhinaca kale culimada la kulantay taliyaha ayaa ka hadlay arrimo ku aadan howlgallada ay wadaan ciidanka amniga ee lagula dagaalamayo dadka sameeya anshax xumada iyo kuwa shaqeynaya isku dirka beelaha Soomaaliyeed ee haddana isticmaalayo barahabulshada

Culimada Soomaaliyeed oo la dhacay go ...
wardeeqnews.com

Waxay culimadu bogaadiyeen shaqada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ay ka qabteen dadkii anshax xumada ka faafinayey baraha bulshada.

Dhankiisa taliye Sulub Ahmad Firin ayaa guud ahaan culimada Soomaaliyeed ka codsadey in ay gacan ka geystaan wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed.

Culimada Soomaaliyeed oo la dhacay go ...
Culimada Soomaaliyeed oo la dhacay go ...
Culimada Soomaaliyeed oo la dhacay go ...
Culimada Soomaaliyeed oo la dhacay go ...
Verified by MonsterInsights