Monday, May 20, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War-Deg-Ah Shil gaari oo ka dhacay Ceerigaabo.

War-Deg-Ah Shil gaari oo ka dhacay Ceerigaabo.

Inta la xaqiijiyay ilaa Shan (5) qof ayaa ku dhaawacmay kadib markii uu shil gaari ka dhacay Magaala Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dheceen Gaadhi Vx  Calaawi ah iyo Gaadhi ay leeyhiin Ciidanka Booliisku ee Kaantaroolka Galbeed ee Magaalada Ceerigaabo,

Dhaawacyada ayaa ah Dhaawacyo fudud marka laga reebo Hal qof oo Koomo ku jira.

Ciidamada Ammaanka Wadooyinka ayaa sheegay in ay Warbaahinta la wadaagi donaan wixii kasoo kordha Shilka ka dhacay Ceerigaabo. Kala soco wardeeqnews.net

RELATED ARTICLES

Muxuu Yahay Xalka Labada Dhiinac khilaafka DF Soomaaliya iyo Puntland

Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobayu qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Marwo Catriona Laing ayaa qaaday tallaabo culus oo la xiriirta khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe...

Mid, Kamid Ah  Ayaa Ka Soo Goostay Shabaab

Aadan Macalin Cali Yarow ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howl-gala aagga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Aadan...

Dowlada Federaalka Somaliya Oo Ku Faantay Arrin Ay Sheegtay inay Dalal Badan uga Horeyso – Maxay Tahay ????

La-taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sidoo kale waxa uu ku faanay in dhanka diblomaasiyadda...