CIROO 1024x949 1 - Wardeeq news

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo Musharraxa madaxweynaha xisbiga mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa hoyga guddoomiyaha kulan balaadhan kula qaatay madaxda dhaqanka, xildhibaannada,

HOGAAN - Wardeeq newsCUMAR - Wardeeq news

waxgaradka iyo dhallinyarada beesha Cumar Jibriil ee Habarjeclo.

Waxgaradka Beesha ayaa tilmaamay in ay kaalin weyn ka qaadanayaan dadaalka isbedel ee xisbiga WADDANI, islamarkaana codkooda iyo cududooda la barbar istaagayaan hoggaanka xisbiga si isbedel hoggaamineed dalka uga dhaco taladana u haaneedo musharrax Cabdiraxmaan Cirro.

Madaxda Xisbiga WADDANI ayaa si kal furan u soo dhaweeyay haldoorka beesha, islamarkaana uga mahadceliyay taageeradooda. Madaxda ayaa tilmaamay in ay xil weyn iska saari doonaan wax ka qabashada deegaannada beesha iyo horumarintooda.

XIRSI - Wardeeq newsKUXIGEEN - Wardeeq newsCUMAR - Wardeeq newsHABLO - Wardeeq newsCIROO - Wardeeq newsBEEL - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights