guruuje - Wardeeq news

Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa markale ka hadlay mawqifka xildhibaanada mucaaridka ee ansixinta gobolnimada gabiley isagoo dhanka kale jawaab kulul ka bixiyay hadalkii wasiirka arimaha gudaha oo uu ku eedeeyay in xukuumadiisu jabisay ciidamada qaranka islamarkaana ay shacabka reer Somaliland ka xidheen kaftankii.

Verified by MonsterInsights