Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta ah ka dhacay meel u dhow saldhig ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin duleedka galbeed ee Baledweyne, sida uu sheegay gudoomiyaha maamulka magaalada Baledweyne Cumar Calasow.