Xisbiga WADDANI Iyo Urur siyaasadeedka KAAH ayaa maanta si Rasmi ah u bilaabay iskaashi siyaasadeed.
Hoggaanka Xisbiga WADDANI Iyo Hoggaanka Ururka KAAH ayaa guddi farsamo u saaray shaacinta rasmiga ah ee heshiiska.
Wardeeq News Media Corporation