8b5f1314 73ee 49ab b8e7 217703da29b5 w650 r1 s - Wardeeq news

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Mareykanka, oo wardeeq news la hadlay ayaa aragtidooda ka dhiibtay, isku daygii dil ee habeen hore lala beegsaday madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump.

Trump ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray dhegta midig kadib markii nin hubeysan uu rasaas uga soo toogtay meel fog, ninkaas oo markii dambe ay toogasho ku dileen ciidamada amniga.

Verified by MonsterInsights