09410000 0a00 0242 dbf8 08dae208a3c2 w650 r1 s - Wardeeq news

Magaalooyinka waaweyn ee dalka Netherland waxa jira dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo ku shaqaysata takaasida Uber-ka.

Dhallinyaradan ayaa waxay sameysteen Ururka Iskaashatooyinka Takaasida Soomaalida. Wariyaha wardeeq news ee Qaarada Yurub maxamed yuusuf cade oo dalka Netherlands shaqo u jooga ayaa wareystay gudoomiyaha ururkaas Mubaarik Abshir Calanle oo loo yaqaano Fiyoore.

Verified by MonsterInsights