FB IMG 1720687426841 - Wardeeq news

Cabdiraxmaan Cirro Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siyaasi Mudane Mustafe Maxamed Axmed (Xudur) oo kamid ahaa Aasasayaashii Xisbiga rajada shacabka ee WADDANI ,kaas oo door wanaagsan ka qaata halganka iyo hanaanka horumarineed ee Xisbiga WADDANI iyo dhisida Musharraxa Xisbiga.

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa siyaasi Mustafe Xudur uga Mahadceliyey taageerida mudda’da baddan iyo sida naf hurnimada leh ee uu dhex-da ugu xiidhay inuu ku dhiso kursiga MadaxweynenimadaFB IMG 1721556168124 - Wardeeq news FB IMG 1721556164434 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights